Sacuudiga oo ka hadlay kulan la sheegay inuu dhexmarayo Bin Salman & Netanyahu

Wasiirka arrimaha dibedda Saudi Arabia ayaa Khamiistii beeniyey warbixino sheegayey in laga yaabo inay kulmaan dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan iyo ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu. “Ma jiro wax kulan ah oo la qorsheeyey inuu dhex-maro Saudi Arabia iyo Israel,” waxaa sidaas taleefishinka Sacuudiga ay leeyihiin ee Al-Arabiya u sheegay Amiir Faisal bin Farhan, oo … Continue reading Sacuudiga oo ka hadlay kulan la sheegay inuu dhexmarayo Bin Salman & Netanyahu